Galmudug oo beenisay qoraal caawa lagu faafiyey Warbaahinta dowlada Somalia

Maamulka Galmudug ayaa beeniyay qoraal lagu faafiyey warbaahinta DF oo ku saabsan War-saxafadeed wadajir ah oo ay soo saareen saddex maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir, kaasoo lagu taageeray muddo kororsiga Madaxtooyada iyo Aqalka hoose ee Baarlamanka. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Galmudug Cumar Shido ayaa sheegay in warqadaan looga been Abuurtay Galmudug, isagoo yiri: “Warqaddaan wax ka … Continue reading Galmudug oo beenisay qoraal caawa lagu faafiyey Warbaahinta dowlada Somalia